Banaanbax lagu Taageeryo Xasan Sh oo Jowhar ka dhacay

0

Jowhar(AGGM):MuBanaanbaxaan oo ay soo qaba qaabiyeen Shacabka ku nool Magaalada Jowhar ayaa waxaa uu ka dhacay Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabelleha Hoose.

Waxaa u Jeedka Banaanbaxa uu ahaa in ay Taageeraan Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud islamarkaana ay ka hor yimadan Bayaankii Xildhibanada Soomaaliya.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Hagenews1@gmail.com