Dhageyso:Falaagada Al-shabaab oo isku Gacan Qaaday Degmada Baraawe

0

Baraawe(AGGM):Wararka ka imaanaya Degmada Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Kulan Dhexmaray saraakiisha Al-shabaab ay maanta kulankaasi Gacanta iskula Tageen Saraakiil sar sare oo Al-shabaab ka tirsan.

Wararka ayaa sheegaya in Saraakiisha Isku gacan qaaday uu ka mid ahaa  Amiirka Al-shabaab oo loo yaqaano Axmed Cabdi Godane iyo Saraakiil kale oo ay Ajaanib ku Jirto.

Halakaan Hoose ka dhageyso Codka Warkaasi

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com