Dhageyso:Dad hor leh oo Biyo la’aan ugu Geeriyooday Galgaduud

0

Balanbal(AGGM):Deegaano hoos yimaada dagmada Balanbal ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Abaaro Xun ay ka jiraan halkaasi.

Waxaa Abaarahaasi ku Geeriyooday Ilaa iyo sadex Ruux oo Caruur iyo dad Da ah iskugu jira.

Gudomiyaha Balanbal Hareeri xasan Barre ayaa Warbaahinta u sheegay in Abaar adag iyo Biyo la.aan ay ka jirto halkaasi,waxaana uu Codsaday in Gargaar deg deg ah Dadkaas lala Gaaro.

Halkaan Hoose ka dhageyo

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalagduud@gmail.com