Kismaayo (AGGM): Horjoogahaan oo ay beeshiisii go’doomisay kaddibmarkii ay ka dhiidhiyeen caburinta iyo sadbursiga lagu sameeyay ayaa afka furtay, isagoo beeshiisa ugu baaqay inay dhulka yimaadaan, si lamid ah sida ay beesha horjooge Axmed Madoobe u soo buuxisay deegaankaasi, oo ay ciidamada Kenya ku hayaan.
Horjoogahaan oo ku magacaaban W/kuxigeenka caafimaadka ayaa waxaa horey ugu gacansayray beeshiisa jagadaas aan qiimaha lahayn ee uu ka qaatay koox beeleedka Raaskambooni, iyagoo wacad ku maray inaysan aqbali doonin in iyagoo horjooge Axmed Madoobe dhulka kaga soo horeeyay uu sidaas wax ugu qeybiyo.
Halkaan ka dhagayso horjoogahaan W/kuxigeenka u ah Raaskambooni Caydiid Sulaymaan Xaash
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com