Dhageyso: Wasiir lagu weeraray Gaalkacyo

0

Gaalkacyo(AGGM):Dabley hubaysan aan heebtooda la garan ayaa waxa ay weerareen hoyga oo magaalada Gaalkacyo ka dagan yahay wasiirka warfaafinta,boostada iyo isgaarsiinta maamulka Galmudug Xasan Cabdul qaadir Xasan.

Wasiirka ayaa waxa uu dagan yahay xaafada Garsoor ee magaaladaasi Gaalkacyo,hadaba sidii ay wax u dhaceen iyo weerarkaasi waxa lala damacsanaa waxaan idinkaga diyaarin warbixin uu wasiirka nafsad ahaantiisa uu kaga hadlaayo weerarkaasi.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com