Dhageyso:Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in amaanka uu Gacan ku qabanayo

0

Muqdisho(AGGM):Maamulka Gobolka Banaadir ayaa kulan looga hadlayo Amaanka Gobolka Banaadir ku yeesha Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.

Kulanka ayaa waxaa Diirada lagu Saaray Sida ugu macquulsan ee Amaanka Magalada Muqdisho loo sugi karo.

Kulanka ka dib ayaa waxaa Warbaahita la hadlay Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Cabdi Baasid oo sheegay in kulanka uu ka soo baxay Qodob la taaban karo.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/04/Afhayeenka-Gobolk.mp3

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com