Dhageyso:Al-shabaab oo Weeraray Suuqa Xoolaha

0

Muqdisho(AGGM): Dagaal Xoogan ayaa Xalay ka dhacay Xaafada Suuqa Xoolaha Ee degmada Hiliwaa Gobolka Banaadir.

Wararka ayaa sheegaya in Xalay Saqdii dhexe Al-shabaab Weerareen fariisimo Ciidamada Dowladda iyo AMISOM ay ku leeyihiin Isgooyska Soos ee Degmada Hiliwaa.

Goobjooge ayaa warbaahinta u sheegay in dagaalka uu Geeystay Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaaray dadka Shacabkaa ee ku nool Degmada Hiliwaa.

Halkaan Hoose ka dhageyso Coadka

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/04/Suuqa-Xoolaha.mp3

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com