Dhageyso:Siyaasi Cali Daacuun:Shirkii Amniga waxaa uu ahaa Mashruuc Lacag lagu Cunay

0

Muqdisho(AGGM): Siyaasi Cali Max’ed Axmed Cali Daacuun oo ka mid ah Siyaasiinta Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Muqdisho ayaa Wareysi Xiiso badan oo uu Siiyey Radio galjubba waxaa uu oga hadlay Arimaha Siyaasada dalka Soomaaliya.

Siyaasiga ayaa ugu horeen ka hadlay Shirkii Amaanka looga hadlayey ee Muqdisho lagu soo Afjaray,waxaana uu ku Tilmaamay Mashruuc lacag lagu Bur bursaday oo aan Dan kale laga la heyn.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/04/All-gak.mp3

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com