Muqdisho(AGGM)Koox Hubeysan ayaa Caawa Magaalada Muqdisho ku Dilay Labo Ruux oo Rayid ah sida Wararka aan ku heleeyno.
Dilka ayaa ka dhacay Jidka 1aad ee Suuqa weyn Ee Bakaaraha Magaalada Muqdisho.
Wararka ayaa sheegaya in Dilka ay Fuleyeen Koox Bastoolado ku Hubeeysan,kuwaas oo dilka ka dib Fikaday.
Labada Ruux ee Muqdisho lagu Dilay ayaa waxaa mid uu ahaa Xubin ka tirsan Ururka Dhalinyarada Qaraxna Soomaaliyeed oo lagu Magacaabo Max’ed Cumar.
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com