Dhageyso:Xukumadda Somalia oo Gar-gaar u dirtay Qeybo ka mid ah Deegaanadii Al-shabaab laga Xoreeyey

0

Muqdisho(AGGM): Golaha Wasiirada Xukumadda Soomaaliya ayaa maanta Gar-gaar u diray Gobolada Baay,Bakool iyo Qoryooleey oo Dhawaan Al-shabaab laga Saaray.

Kulan Golaha Wasiirada Soomaaliya ay maanta ku yeesheen Magaalad Muqdisho ayaa waxaa ay oga hadleer Arimo Farabadan oo ay ka mid tahay gargaarka loodiya Goobaha aan hore u soo sheegnay iyo sidoo kale Amaanka Dalka Soomaaliya.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

http://www.warfidin.com/wp-content/uploads/2014/04/war-shiine-golaha-wasiirada-soomaaliya.mp3

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com