Dhageyso:Xisbi Baarlamaanka ugu baaqay in la Casilo Madaxweyne Xasan Sh.Maxamuud

0

Muqdisho(AGGM): Gudoomiyaha Xisibiga Nabada iyo Dimuquraadiyada ee Soomalaiya C/laahi Sh Xasan ayaa sheegay in Baarlamaanka Soomaaliya looga baahan yahay in ay Casilaan Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud.

C/laahi Sh Xasan ayaa sheegay in Baarlamaanka Soomaaliya ay Rideen R/wasaare yaal  iyo sidaa daraadeedna Dalka uu wali ku jiro Xaalad Adag,

Waxaa uu Baarlamaanka Soomaaliya u soo jeediyey in ay ridaan Madaxweynaha Soomaaliya si loo helo Hogaan Nadiif ah oo Dalka Maamuli karta.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media 

Allgalgaduud@gmail.com