Dhageyso:Taliska Milatariga Somalia oo ka Jawaabayw Eedeen oga timid Baarlamaanka

0

Muqdisho(AGGM): Taliska Ciidamada Milatariga Soomaaliya ayaa ka Jawaabay Eedeen oga Timid Baarlamaanka Soomaaliya oo ahaa in Howlgalada Dalka laga wado uusan Baarlamaanka ogeen.

Abaanduulaha Ciidamada XGS C/risaaq Khaliif  Cilmi ayaa sheegay in Eedeentaas ay tahay Waxba kama jiraan islamarkaana Howlaglaka dalka ka socda uu yahay mid la wada og yahay.

Abaanduulaha ayaa intaa ku daray in Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ku howlbilaabeen Qaab Sharuucda Waafaqsan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Abaanduulaha

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/04/COD-KAAHIYE-1.mp3

isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com