Dhageyso:Madaxweyne Gaas oo Xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Nugaal

0

Garoowe(AGGM): Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Max’ed Cali gaas ayaa Xilkii ka Qaaday Gudoomiyihii Gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali qarjab oo Mudo 7 Sano ah hayey Gudoomiyaha Gobolka Nugaal.

wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland ayaa Xilka looga Qaaday Gudoomiyah Gobolka,waxaan Gudoomiyaha Gobolka Nugaal lagu Badalay Gudoomiye kale.

Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa sheegay in uusan ogeen Xilka Qaadista maanta lagu sameeye islamrkaana uu ka soo horjeedo.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

http://www.warfidin.com/wp-content/uploads/2014/04/War-Cumar-Somane.mp3

Isha ku hay Allgalgaduud Media 

Allgalgaduud@gmail.com