Dhageyso:Al-shabaab oo Xarardheere ku Toogtay Dad ay ku Eedeeyeen Basaasiin

0

Xarardheere(AGGM): Maamulka Al-shabaab ee Degmada Xarardheere ayaa maanta Fagaare ku yaala Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug ku toogtay Labo Ruux oo ay sheegeenin Dowladda Soomaaliya ay Basaasiin u yihiin.

Labada Ruux oo Rag ahaa ayaa waxaa lagu Toogtay Fagaare ku yaala Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug.

Waxaana ka soo qeyb galay Toogashada maanta lagu Fuliyey Labada Ruux Boqlaal dad ah iyo Saraakiil ka tirsan Al-shabaab.

halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com