Baydhabo(AGGM)C/fitaax Ibraahin Geesey oo ah Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Maamulka Koofur Galbeed ayaa sheegay in Baydhabo uu ka jiro Maamul kaliya islamarkaana aysan mid kale aan laga Dhisi Karin.
Mr.Geeseey ayaa sheegay in Tilaabo ay ka qaadi doonaan Dadka ku Mashquulsan Arimahaas islamarkaana ay Mudan kooda marsiin doonaan sida uu sheegay.
Sidoo kale Maalintii Shanaad ayaa Magaalada Baydhabo waxaa ka socda Banaanbax looga soo hor jeedo Dadka ku howlan dhisitaanka Maamulka Saddex Gobol oo ka mid ah Gobolada Koofur Galbeed Soomaaliya.
Halkan Hoose ka dhageyso Wareysi Xiiso Badan.
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com