Dhageyso:Galmudug oo Soomaaliland kala hadleeysa Maxaabiis Galmudug ah oo Hargeysa ku xiran

0

 

Gaalkacyo(AGGM): Mas’uuliyin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa maanta Gaaray Magaalada Hargeeysa si ay Soomaaliland ogala hadlaan sii deeynta Maxaabiis ku xiran Xabsiyada Soomaaliland oo ka soo jeeda Deegaanada Galmudug.

Wadfi Heer Wasiiro ah ayaa Galmudug ay u dirya Magaalada Hargeeysa ee Mamulka Soomaaliland,waxaana wafdigaa Hogaaminaya Wasiirka Arimaha Dibada Galmudug oo lagu Magacaabo Max’ed Cali Nuur.

Ujeedka ayaa lagu sheegay in Maxaabiis ku xiran Soomaaliland oo Galmudug  ku hayb ah in ay soo deenayaan wadfiga Galmdug ee halkaasi gaaray.

halkaan Hoose ka dhageyso Codka Warkaasi

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com