Adis Abab(AGGM): Dowladda Dalka Itoobiya ayaa Dowladda Soomaaliya ka Dalbatay in ay Maamulo u sameeyso Deegaanada Al-shabaab laga Qabsaday ee ku yaal Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliy.
Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Arimaha Dibada Dalka Itoobiya ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya laga doonayo in Si Deg deg ah loogu dhiso Mamaulo loo sameenayo deeganada Al-shabaab lag Qabsaday.
Waxaa sidoo kale Warka ka soo baxay Dowladda Dalka Itoobiya lagu sheegay in QM iyo Beesha Caalamka intaba laga Doonayo in ay Qeyb ka qaataan Dhisida Maamuladaasi.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com