Gudiga Mushaaraadka ayaa waxay sheegeen in aysan la socon dhimista mushaaradka boqolkiiba 20% oo ay ku dhawaaqeen madaxda dalka mr uhurukenyatta iyo ku xigeekiisa William ruto
Gudoomiyaha gudiga lacag bixinta sarah sarem, aya ka dhawaajiyey ilaa iyo haatan inaysan soo gaarin warbixino ka soo baxay madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa oo cadaynaya inaya dhimeen lacagaha mushaaradka ayaga iyo goalaha wasiirada.
Sida uu sharciga sheegayo labadan hogaamiye aya laga rabaa qoraal warbixin ah in ay u gudbiyaan gudiga mushaaradka lacagaha taaso oo ay ku cadaynayaan in ay mushaaraaadkooda dhimeen.
Mushaaradka madaxweynaha iyo ku xigeenkiisaba ayaa waxa aya qaadan doonaan mushaaraadkoodii
Ay horay u qaadan jireen ayaga oo waxba laga faragalin ila ay ka warbixiyaan gudiga mushaaradka iyo gunooyinka .
Isha ku Hay allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com