Maxaas(AGGM):Gudoomiyaha Degmada Maxaas ee Dowladda Soomaaliya Muumin Max’ed Xalane ayaa ka warbixiyey Xaalada ka jirta Degmada Maxaas.
Waxaa uu sheegay Gudoomiyaha in Xaalada Degmada Maxaas ay tahay mid tagan islamarkaana Dadka ay soo dhaweeyeen Ciidamada Dowladda Soomaaliya.
Waxaa uu intaa ku daray in Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ka Foojigan yihiin Weeraro Al-shabaab ay Dagmada ku soo qaadaan.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Gudoomiyaha
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com