Qoryooley(AGGM): Maamulka Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in ay Dadka Shacabkaa ee Degmada ay Meel Fagaaro ah kula hadli doonaan.
Sayid Cali Ibraahin Xasan oo ah Gudoomiye Xigeenka Amaanka iyo Siyaasada ee Maamulka Degmada Qoryooley ayaa sidoo kale sheegay in ay sidoo kale ay Booqanayaan Isbitalada ku yaala Magaalada Qoryooley.
Waxaa uu ugu baqay Shacabka in ay Deg-deg ugu soo laabtaan Degmada islamarkaana ay Dowaladda Soomaaliya ay la shaqeeyaan.
halkaan Hoose ka dhageyso Codka Gudoomiye Xigeenka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com