Baydhabo(AGGM):Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhao uu ku xaniman yahay Shariif Xasan Sh Aaadan oo hore u soo dhoqday Wasiirkii Maaliyada iyo Gudoomiyhihii Baarlamaankii KMG ahaa.
Shariif Xasan Sh aadan ayaa la sheegay in Dad banaanbaxdhigaya a u diideen in uu Galo Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay.
Shariiffka ayaa waxaa Socdaalkiisa ku waheliya Saraakiil ka tirsan Ciidamada Dowladda Itoobiya iyo Xildhibaano Gaaraya ilaa 30 Xildhibaan oo ka soo jeeda Gobolada Baay iyo Bakool.
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com