Dhageyso:Jawaari Xukumadda Bisha Dhamadkeeda ha soo gudbiso Miisaaniyada 2014

0

Muqdisho(AGGM): Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof.Max’ed Cismaan Jawaarib ayaa sheegay in Baaralamaanka Soomaaliya ay shaqo badan u taalo.

Waxaa uu sheegay Afhayeenka Baarlamaaka in Xukumadda Soomaaliya laga sugayo in ay soo dad jiyaan Dhamaadka Bishaan in Miisaaniyada Xukumadda Soomaaliya ee sanadka 2014 ee ay Baaramaanka ay horkeenaan.

Waxaa nintaa ku daray in baarlamaanka Soomaaliya ay Sharciyo badan hor yaalaan.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Jawaari