Muqdisho(AGGM): Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya C/laahi Goodax Bare ayaa sheegay in Dowladada Soomaaliya ay ogeeyd Qaraxii ka dhacay Buulabarde.
C/laahi Goodax ayaa sheegay in Sirdoonka Dowladda Soomaaliya ay yihiin kuwo ka tayo badan kuwa Al-shabaab.
Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in ay Qorsheenayaan in Ciidamada Dowladda ee jooga Duleedka Magaalada Kismaayo la Qarameyn doono oo Magaalada Kismaayo lagu soo Celin Doono.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka wasiirka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com