Lafoole(AGGM):Ciidamada Amaanka Soomaaliya ayaa Saaka ilaa Maanta Baaritaano Xoogan ka wada Deegaanada Lafoole,Ceelasha Biyaha iyo Siinka Dheer oo ka tirsan Gobolka Shabellaha Hoose.
Baaritaanada ay wadaan Ciidamada Dowladda ayaa waxaa lagu soo qab qabtay Dadkii ugu badnaa.
Goobjooge ku sugan Deegaanka Ceelasha biyaha ayaa Warbaahinta u sheegay in Dadka Howlgalada lagu soo qabtay ay gaarayaan ilaa 400 oo Ruux.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com