Muqdisho(AGGM): Golaha wasiirada Xukumada Soomaaliya ayaa Maanta kushiray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Sooomaaliya.
Shirka Golaha Wasiirada ayaa waxaa sirgudoominayey R/wasaare kuxigeen ahna Wasiirka Awqaafta iyo Diinta Ridwaan Max’ed Xirsi.
Kulanka ayaa waxaa looga hadlay Amaanka iyo sidii loo gar gaari lahaa Dadka ku nool Goobaha Al-shabaab dhawaan laga Qabsaday.
Wasiir kuxigeenka Wasaarada Warfaafinta ayaa Warbaahinta la hadlay,waxaana uu ka warbixiyey Nuxurka Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka wasiir Kuxigeenka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com