Newyork(AGGM): Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Hormarinta Haweenka Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye oo socdaal shaqo ku joogta dalka Mareykanka ayaa magaalada New York kulan gaar ah kula qaadatay xoghayaha guud ee QM Ban Ki Moon.
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com