Dhageyso:Wariye lagu Xiray Itbooyiba iyo Wariyeyaasha Soomaaliya oo Baaq Diray

0

Addis Ababa(AGGM) :Magaalada Addis ababa ee Dalka Itoobiya ayaa waxaa lagu Xiray islamarkaana Dowladda ay Xukun Dhawr iyo Labadan Sano ku Xukuntay Wariye Bakhorka Bartamaha oo ahaa Wariye siweyn looga yaqaano dalka Soomaaliya.

Waxaa lagu Waramayaa in Boqorka Bartamaha lagu  Xiray Dalka IToobiya  kadib markii ay sheegeen  in uu la shaqeyo Maleeshiyada Al-shabab.

Wariyaasha ku nool Magaalada Muqdisho ayaa Canbaareyey Falkaasi aygoona Dowladda iyo Tan Itoobiya ay ugu Baaqeen in la sii daayo Wariyahaas.

Halkaan Hoose ka dhageyso wariyaasha 

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/03/sxa.mp3

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com