Dhageyso:Howlgal ka socda Muqdisho & Dad la Dilay

0

Muqdisho(AGGM): Ciidamada Dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM ayaa Saaka Baaritaano kawada Xaafado ku yaala Koofurta Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka.

Xaafadaha ay Ciidamada Baaritaanada ka wadaan ayaa waxaa ka mid ah Xaafada Gubta iyo Toowfiiq ee Gobolka Banaadir.

Waxaana lagu Soowaramayaa in Dad Badan lagu soo qab qabtay Howlgalka Saaka,aydoona ay Jiraan Dad Rayid ah oo ay Dileen Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Halkaan Hoose ka dhageyso Wareeysi Goobjooge Halkaa ku sugan

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com