Top News: Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo Ku Fulisay Dil Toogasho ah Saddex Askari.

0

Muqdisho(AGGM) : Maxkamada Ciidamada Qalabka sida  ee Soomaaliya ayaa waxaa ay Saaka Fulisay Dil Toogasho ah oo ay ku Fulisay
Saddex Askari oo ka mid ah Ciidamada Soomaaliya.

Dilka ayaa waxaa uu ka dhacay Iskool Bulususyo ee Magaalada Muqdisho,waxaana ay kala ahaayeen Milatari iyo Minishiibiyo.

Waxaa Dilka Toogashadaa ku dhawaaqay Afhayeenka Maxkamada Sare ee Ciidamada QalabKeeyse oo sheegay in ay Dilka lagu Fuliyey Askarta.

Waxii Faah-faahin ah ka Ku dhageyso Warka Subaxnimo

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com