Dhageyso:Turkiga iyo Ukraine oo laga yaabo in ay Dagaalamaan.

0

Ankara(AGGM): Dowladdaha Dalka Turkiga iyo Ukraine ayaa la sheegay in Xaalada Siyaasadeed ee Labadaasi dal ay hada noqotay Mid adag oo dhanka Siyaasada ah.

Waxaa la sheegay in Turkiga iyo Ukraine ay isku Qabteen Gobolka Bariga Ukraine ku yaala Ee Kariimen,halkaa oo Dowladda dalka Turkiga ay sheegtay in Shacab badan oo U dhashay wadan keeda ay Dagan yuihiin.

Wasiirka Aimaha Dibada  Turkiga MR Oogle ayaa sheegay in Dowladda Dalka Turkiga aysan Indhaha ka Qabsan Doonin Waxa ka socda Dalka Ukraine Gaar ahaan Gobolka bariga ku yaala.

Waxaa sidoo kale jirtay in Gobolkaasi ay ku Muran san yihin Ukraine iyo Dalka Ruusha oo midba midka kale uu sheeganayo,ayadoona lagu soo waramayo in Dadka ku nool Gobolkaasi loo qaadayo Afti Dad weyne oo ku aadan halka ay Raacayaan.

Halkaan Hoose ka dhageyso warbixin xariirka Siyasadeed ee Labada Dal

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com