Dhageyso:Al-shabaab oo Baraawe Dadka ku Amray in aan la qaadan Taleefanada Kaamirada Leh.

0

Baraawe(AGGM): Wararka laga helay Magaalada Baraawe ee Gobolka Bakool ayaa waxaa ay sheegayaan in Al-shabaab ay Halkaasi Ka Mamnuuceen Isticmaalka Taleefanada Kaamirada Leh ee Gacanta Laga isticmaalo.

Waxaana Warark ay sheegayaan in Maleeshiyada Al-shabaab ay Dad Badan Magaalada Ku xir Xireen oo Lagu Qabtay taleefanadaasi,

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Warbixinta

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com