Dhageyso:Prof:Dalxa Maamul Goboleedyada waa Fidno

0

Muqdisho(AGGM): GUdoomiye kuxigeenka Gudiga Arimaha Dibada Baarlamaanka Soomaaliya oo Wareysisiiyey Idaacada Gal-jubba ayaa sheegay in Maamulada Tirada Badan ee ka jira Dalka ay yihiin Fidon ka jirta Dalka Soomaaliya.

Dalxa ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ka gaabisay Ka shaqeynta umadda Soomaaliyeed iyo isku keenida Bulshada Soomaaliyeed.

Halkaan Hoose ka dhageyso Waresiga Prof Dalxa

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/03/Dalxa.mp3

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com