Dhageyso:Maamulka Degmada Xudur oo dalbaday Gargaar deg-deg ah

0

Xudur(AGGM): Maamulka Degmada Xudur ayaa Codsaday gargaar deg-deg ah oo lala Soogaaro Degmadasi,halkaas oo ay ka jirto Baahi Weyn
oo dhanka Nolosha ah.

Gudoomiyaha degmada Xudur ayaa warbaahinta u sheegay in Al-shabaab halkaas ay Cuno Qabateen ay ku hayeen oo Hada loo baahan yahay in Dadkaasi loo Gurmado si ay Dhibaadada oga Baxaan.

Halkaan Hoose kla dhageyso war ku saabsan Amuurajhaasi

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com