Daawo “Sawirro”Wasiirka Isboortiga Dalka oo furay koobka Jeneraal Daa’uud

0

Muqdisho(AGG): Wasiirka Wasaaradda Isboortiga iyo Dhalin yarada ee Xukuumadda Fedealka ah ee Soomaaliya Dr. Khaalid Cumar Cali ayaa geba gebada munaasbadda lagu furayay koobka Jeneraal Daa’uud ka hadlay, isagoo halkaas uu si rasmi ah uga dhawaaqay in koobku furan yahay, islamarkaana labada koox looga fadhiyo inay soo bandhigan cayaar wanaag.

DSC08667 DSC08668 DSC08670 DSC08671 DSC08672 DSC08673 DSC08675 DSC08676 DSC08677 DSC08679 DSC08682 DSC08683 DSC08684 DSC08687 DSC08688 DSC08691 DSC08692 DSC08693 DSC08699 DSC08701 DSC08704 DSC08705 DSC086971 g

Isha Ku hay Allgalgaduud Media 

Allgalgaduud@gmail.com