Xudur (AGGM): Wararka ka imanaayo dagmada xudur ayaa sheegay in xalay qarax miinada dhulka lagu aaso uu ka dhacay dagmada xudur ee Gobolka Bakool.
Ciidamad dowlada iyo kuwa Amison ayaa wararku ay sheeegayan inay so gareen goobta ay wax ka dhacen sido kale waxay fureen rasaas sida uu noo sheegay goobjooje.
Wararkale ayaa sheegay in bandow lagu soo rogay dagmada
Qaraxan ayaa imanaayo xili dagaal xoogan ay ciidmada dowlada soomaaliya ay kula jiraan kooxa alshabab.
Sido kale wararkii ugu danbeyay ee noga imanaayo dagmada xudur ayaa sheegaayo in saaka xaladu ay tahay mid degan aydona aan la ogeen qasaraha dhabta ah ee u dhaliyay qaraxaasi ayaa hadana howlaha shaqo iyo jawiga magalada xudur ayaa ah mid wanagsan
Sida ay ku waramaan qaar ka mid ah dadka dagan dagmada xudur
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com