Dhageyso:Wafdi ka socda Dowladda Turkiga oo Gaaray Baledweyne

0

Baledweyne(AGGM): wafdi ka socda Dowladda Dalka Turkiga ayaa gaaray Magaalada Baledweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan,waxaana ay kulan la qaateen Maamulka Gobolka Hiiraan.

Wafdiga ayaa waxa Hogaaminaya Kuxigeenka Safiirka Dalka Turkiga Ee Soomaaliya,waxaana Wafdiga sidoo kale weheliya Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ee Magaalada baledweyne Cabdi Faarax laqanyo.

Waxaa Xubnaha Wafdiga ay sheegeen in Magaalada ay u yimaadeen U kuur galida Xaalada Magaalada Baledweynee ee Gobolka Hiiraan.

Halkaan Hoose ka dhageyso War ku saabsan Amuurahaasi

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com