Dhageyso: Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya oo la Wareegay Deegano Hor Leh Gobolka Bakool

0

Xudur(AGGM):Warar  Goor dhaw naga soo gaaray  Deegaanka Aato ee Gobolka Bakool ayaa sheegay in Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay Al-shabaab kala Wareegeen Maleeshiyada Al-shabaab.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada aysan wax dagaal ah ku qabsan Deegaanka oo Al-shabaab Fariisin u ahaa,waxaana hada si buuxda u maamula Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itooobiya.

Mid kamid ah Saraakiish Ciidamada oo ku sugan Deegaanka Aato ayaa radio Gal-jubba u sheegay in Falaagadii Al-shabaab ay goobta ka Carareen.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Sargaalka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@mail.com