Daawo: Xildhibaan Cabdale Boos Axmed “Soomaaliya Waa La Haystaa”, Madaxweynaha Maxukumo,R/wasaarahana Maxukumo.

0

Xildhibaan Cabdale Boos Axmed oo mudo dheer kusoo jiray dowladihii KMG ahaa, marna soo noqday Ra’isal wasaare ku xigeen iyo wasiirka Gaashandhiga Soomaaliya, ayaa sheegay uu dalka Soomaaliya uusan aheyn mid xor ah ee la haysto, Soomaalidana ay iyada is haysato.

Halkan Hoose Ka Daawo “adiga uunbaa yaabiye”.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com