Muqdho(AGGM): Shirjaraa’id oo Ay si wada jir ah ugu qabteen magaalada Muqdisho Taliyaasha Booliska iyo Nabadasugida Qaranka ayaa waxaa ay sheegeen in Amanka ay si wada jir ah ay oga shaqeenayaan.
Taliyaha Ciidanka Boliska Gen.C/Xakiin Daahir Saacid ayaa shegay in Saacadihii ugu danbeeya Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka ay Ciidamada Amaanka ay Dad badan oo lala Xariirinayo Amni xumada Magaalada ay soo qabteen ,oo ay hada Gacanta ku hayaan.
Sidoo kale Taliyaha Ciidanka Nabadsugida Bashiir Goobe ayaa sheegaya in Ciidamada Amanaaka iyo Shacabka oo iskaa shanaya ay ku Guuleeysteen in amaanka laga wada shaqeeyo.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codadka Taliyaasha
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com