Dhageyso: Horjooge Cabdiqani Cabdi Jaamac ” Dowladda Soomaaliya Ayaa Sabab U Ah Inuusan Dhaqan Galin Heshiiski Addis Ababa.

0

Kismaayo (AGGM): Horjooge Cabdiqani Cabdi Jaamac oo katirsan horjoogeyaasha maleeshiyo beeleedka Raaskambooni ayaa ka hadley arrinta la xiriirta dhaqan galintii heshiiski Addis Ababa iyo inuu dhammaaday waqtigii uu ku ekaa wareejinta dekedda magaalada Kismaayo sida ay ka yeelayaan,waxaana  uu sheegay in wareejinta maamulka dekedda iyo garoonka Kismaayo ay ka horreeyaan hirgelinta dhammaan qodobbadii heshiiskii Addis Ababa ee dabayaaqadii August ee sanadkii la soo dhaafay ay gaareen maamulka KMG ah ee Jubba iyo dowladda federaalka Soomaaliya.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com