Dhageyso:Madaxweynaha Puntland oo gaaray Adis ababa

0

Garoowe(AGGM): Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta Gaaray Magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa Casuumaad Rasmi ah Dowladda dalka Itoobiya,waxaana Madaxweynaha waheliya Xubno ka tirsan Labada Gole ee Dowladda Maamulka Puntland.

Waa markii ugu horeysay Madaxweynaha Maamulka Puntland tan iyo Markii la doortay uu u duulo Dalka Dibadiis tan iyo Bishii yanaayo oo la Doortay Gaas.

Halkaan Hoose ka dhageeyso war ku saabsan Socdaalka Madaxweynaha Maamulka Puntland

Isha ku hay Allgalgaduud Media 

Allgalgaduud@gmail.com