Dhageyso:Al-shabaab oo la sheegay in Magaalada Muqdisho ay ku Dhuuntaan

0

Muqdisho(AGGM): Taliyaha Ciidamada Milatariga Soomaaliya Daahir Aadan Cilmi Indha qarshe ayaa sheegay in Falaagada Koxda Al-shabaab ay ku dhuumaaleysanayaan Magaalada Muqdisho.

Taliye indha qarshe ayaa sheegay in Al-shabaab Culees lagu saaray Goobaha ay ka Maamulaan Soomaaliya Islamarkaana Magalada Muqdisho ay ku dhuumanayan,oo hadii ay Qoryaha iska dhigeen ay magaalada soo galeen.

waxaa u shegay in ay Qorsheyaashaas  ay Dowladda Soomaaliya ay ka Warhayeso Islamarkaana ay wax ka Qaban Doonan Sida uu sheegay Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Taliyaha Ciidamada XGS.

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgadud@gmail.com