Dhageyso:Al-shabaab oo inta badan ka Baxay Gobolka Baay

0

Baydhabo(AGGM): Amaabduulaha Ciidamada XGS ee Gobolada Baay,Bakool iyo Gedo ayaa sheegay in Maleeshiyada Al-shabab ay intooda
badan ay ka Baxeen Gobolka Baay.

Amaan Duulaha ayaa sheegay in Maleeshiyada Kooxda Al-shabaab ay ka Barakeceen Gobolka Baay intiisa badan taasna ay ka danbeysay ka dib markii Ciidamada Dowladda Itoobiya ay bilaabeen in ay Dhaq dhaqaaqyo ay ka Sameeyan Gobolka.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Abaanduulaha Ciidamada XGD

Isha ku hay Allgalgaduud  Media

Allgalgaduud@gmail.com