Dhageyso:+Sawirro Wasaaradda Dekadaha iyo Gadiidka Badda oo ka warbixisay Markab ku soo xirtay Dekada Muqdisho

0

Muqdisho(AGGM):Kabtan  Dables Tomash ayaa ka sheegay kulan ka dhacay dusha sare ee Markabkaani  in markabka uu leeyahay Kunteenarada Keydka bagaashka oo sahlaya in Badeecadda iyadoo badqabta ay soo gaarto Magaalada Muqdisho.

Wasiir kuxigeenka Ddekadaha iyo Gaadiidka Badda Jamaal Xasan Ismaaciil iyo Maareeyaha Dekada Muqdisho C/laahi Cali Nuur ayaa sheegay in markabkaan iyo kuwa la midka ay gacan weyn ka gaysan karaan horumarinta  Dekada iyo ganacsiga wadan

 

 

1 2 3 4 5 6