Dhageyso:Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaalia Shabaab waan ka saareynaa G/Sh/Hoose

0

Marka(AGGM): Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Shabelaha Hoose ee Dowladda Soomaaliya Cabdi Ibraahin Cabdi Dheere ayaa sheegay in ay Wadaan Qorsheyaal ay Al-shabab oga sarayaan Dalka Gaar ahaan Shabelaha Hoose Maleeshiyada Al-shabaab.

Cabdi dheere ayaa sheegay in Degmada Baraawe iyo Deeganada kale ee Al-shabaab ay ka joogaan Shabellaha Hoose ay Dagaal oga saari doonaan Maleeshiyada Al-shabaab.

Waxaa uu intaa ku daray in Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay u diyaar garoobeen Dagaalka Al-shabaab.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Shabelaha hoose

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com