Dhageyso: Al-shabab oo Dadka Ceelbuur Degan ka dalbaday in ay Dagaalka la galaan

0

Ceelbuur(AGGM): Maleeshiyada Kooxda Al-shabaab ayaa Dadka ku nool Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ugu baaqay in Odayaasha ay Dagaalka ka qeyb Qaataan.

Al-shabaab ayaa sheegay in dadka Deegaanka waxii dagal gali kara ay la dagaalamaan Ciidamada Dowladda Soomaaliya  iyo kuwa Dowladda Ethoipa.

sidoo kale Degmada Ceelbuur ayaa waxa ka biloowday Baraka ay sameenayaan Dadka Shacabkaa ee ku nool Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud.

Halkaan Hoose ka dhageeyso War ku saabsan Atintaasi

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com