Dhagayso:Malaaq Shiine Oo Kawarbixayay Shirka Maaamul Usamaynta Koofur Galbeed

0

Baydhabo(AGGM):Malaaq Shiine oo Kamid ah Qabanqaabiyaasha Shirka Maamul U Smaynta Koofur Galbeed Soomaaliya Oo Kasocda Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Ayaa Sheegay in Meel Wanaagsan ay mareyso Howsh Samynta maamulka

Malaaq Shiine ayaa Xusay in maanta ergada ka qaybgalasa Dhismaha Maamulka iyo Musharaxiinta Doonaya In ay Qabtan Hogaanka Maamulka Lagu wado in ay Yeshaan Gobolada Sh/hoe Bay Iyo Bakool ay Hadal Ka jeedin Doona Shirka Maanta Asogaana Raja wanaagsan Ka Muujiyay Ka Mira Dhalinta Howsha ay Ku Doonayay Yagleelida Maamulka Koofur Galbeed Soomaliya

Dhismaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa Waxaa Ku Kala Arakti Duwan Musuliyiinta  Ka soo Jeeda Degaandaas Oo qaar doonayo In maamulkaas U noqdo Sedex Gobol halka kuwa kalana ay ku doodadyaan in Uu ka Koobnaado Lix Gobol

Halkaan Ka Dhagayso Malaaq Shiine

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com