Muqdisho(AGGM) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa Goor dhaw ka soo dagay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho,ka dib Safar uu ku tagay dalka turkiga
Madaxweynaha ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho waxaa ku soo dhaweyey Xumno ka tirsan Labada Gole ee dowladda Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la Filayaa in uu Warbaahinta oga Warbixiyo Qobo dhowr ah oo ku aadan Safarkii Dalka Turkiga,waxaana Madaxweynaha hada uu gaaray xaruunta Madaxtooyada Soomaaliya.
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com