Dhageyso:Madaxtooyada Somalia oo Beenisay Eedeentii QM

0

Muqdisho(AGGM): Maalmo ka hore ayaa Hay’ada QM u qaabilsan Cuna qabateenta Dalalka Soomaaliya iyo Eleyariya ayaa sheegatay in Dowladda Soomaaliya ay Hubka la siiyo ay Gacanta u galiso Maleeshiyada Al-shabaab.

Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya C/rixmaan Cumar Yariisow ayaa sheegay Haldalka Morinetarin Group uu yahay mid Been abuur ah oo aan la Rumeysan karin.

yariisow ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay Shacabkeeda ay u dhaaratay islamarkaana ay tahay wax Been abuur ah Hadalka Hay’ada sida uu sheegay ,kaas oo uu ku sheegay mid Xaqiiqda ka fag.

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com