Dhageyso:Askari lagu Dilay Xaafada suuqa Xoolaha

0

Muqdisho(AGGM): Koox Hubeysan ayaa maanta Xaafada Suuqa Xoolaha ee Degmada Hiliwaa ku toogtay Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Askariga ayaa lagu Dhaxdilay Gaari Bus ah oo uu Saarnaa,sida ay noo sheegeen Goobjoogeyaal ku sugnaa Degmada Hiliwaa ee gobolka banaadir.

Askariga ayaa ka mid ahaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya Gar ahaan kuwa ku sugan Degmada Hiliwaa,gaar ahaan Xaafada Suuqa Xoolaha.

Halkaan Hoose ka dhageyso Wareysiga Goobjooge

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com